ERAYO JACEYL OO AAD U MACAAN

Erayo jaceyl ah oo aad u adeegsan karto lamaanahaaga/lamaantaada.

Waxaan jeclahay inaan ku arko adigoo faraxsan waxa ugu quruxbadan ee aan arkana waa dhoolacadeeyntaada.

Hal qoraal oo dhinacada ka socdo wuxuu badalay jihadeeyda.

Kaliya waxaan ku arkay ilbiriqsi laakin aragtidaadi ayaan iftiinsadaa.

Waan ku jeclahay sidi anigoo qofba waligii jeclaan.

Arinta ugu culus ee aan waligeey ku fikiri doonin waa iloowidaada.

Waxaa tahay nolosheeyda, waxaa tahay iftiinkeeyga.

Waxaad tahay qofka ugu quruxda badan ee aan abid argo.

Jecelka dhadhankiisa wa markii labada qof isla dhameystiraan.

Saddex tilaabo oo dhameeystiri karta farxadeyda 1- Aniga 2-Adiga 3-Labadeena qalbi oo wada jira.

Waxaad tahay qofka kaliya ee aan rabo inaan nolosha oo dhan la qaato.

Had iyo jeer waan ku jeclaan doona si kastaba ha ahaate meesha aad qalbigeyga kaga taalo cidna ma buuxin karto.

Dhoolacadeyntaada oo kaliya ayaa iftiimin karto qalbigeyga ee ii dhoolacadeey daqiiqad walbo ee nolashaada.

Dhoolacadeyntu bilcanaa markey indhaheyga  ku qabtaan.

Daawooyinka qaar farmashiga xitaa lagama helo sida codkaga macaan oo kale.

Kuma dhihi karo astaan taas ayaan kugu doortay laakiin waxaan marqati ka ahay iney nafteyda lajoogaaga ku qanacado.

Mar walbo waxaad I ahaan doonta qof   dadka dhan igu dhow agjoogiisa aan ku farxo.

Ma haayo eray aan kugu faahfaahiyo jecelka xad dhaafka ah aad iku abuurtay.

Xiskayga Aan kuu Hibeeyee Xubiga Xeerkiisa garo Xanaanaynta jacaylka kol yaan lagaa waayin .

Waxaad  tahay Jaceylkeyga oo waxaad i siisay farxad aan la qiyaasi karin, waana sababta aan maalin walba u dhoola cadeeyo.

Waxaad tahay  Ruux ka danbeeyo dhoolacadeyntaan quruxda badan ee wajigeyga ka muuqato . 

Aduunka waxaad ku tahay hal qof, laakin qof baad aduun u tahay, Qofkaasna waa aniga.

Mar walbo oo aan arko suuradaada quruxda badan waan ku sii jeclaadaa maxaa yeelay waxaan dareemaa dareen aanan caadi ahayn.

Ma joojin karo ka fikir aan ka fikiraayo , maxaa yeelay had iyo jeer waxaad ii ahaan doontaa qeyb nolosheyda kamid ah.

Ma qiyaasi karo inta ay dhantahay farxadeyda markaan kula hadlaayo adiga  .

Waxaan hubaa dareenkaan ku qabo inuusan marnaba is badaleen hadaad ila joogto iyo hadaad ika maqan tahay.

waxaad ogaataa in aad qalbigeyga ku leedahay qasri aad u weyn waligaana aad ku lahaan doonto.

Meesha kaliyah aan ku dareemo ..  Farxad , Naxariis , Dagnaan , Xasilooni waa adiga agtaada.

Adiga ayaan ku heystaa taasina waxey ka dhigan tahay inaan ahay qof nasiib badan.

Nolosha waxa ay isiisay hadiyad qurux badan hadiyadaasna  waa adiga oo sidaan u qurux badan .

Qof walbo hami ayuu leeyahay balse aniga hamigeyga ayaa wuxuu yahay in aan adiga ku helo.



 

 

 

 

 .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Post a Comment

0 Comments